Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo shalay soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada. Kulanka ayaa looga hadlay dowrka dhalliyaradu ay ku leeyihiin dib-u-heshiisiinta, dib-u-dhiska Galmudug iyo guud ahaan dalka, midaynta awoodda dhallinyarada iyo u diyaarinta dhallinyarada hoggaaminta … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)